U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Baarlamaanka waxaa ka go'an inay kulamo ku yeeshaan Muqdisho, hadii la isku dayo in la majaxaabiyo Sh.

”
“

Mushkilada Cagare ayaa waxaa wax ka qabashadeeda ku guuleysatey kuna amaanan Issimada iyo odayaasha gobolka Nugaal oo gogosha wadahadalka dhigey kadib markii xukuumada Puntland ku guuldareysatey wax ka qabashadeeda isku dayo badan kadib.

”
“

Afhayeen u hadlay kooxha afduubka geystay ayaa sheegay in khasaaro weyn ay ka dhalan doonto haddii la isku dayo in awood loo adeegsado furashada shaqaalaha reer galbeedka ah ee ay gacanta ku hayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan