1
dhaari3.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Maanta, waxa la ii dhaarshay inaan ahay Madaxweynaha Somaliland ee la lima dhaarin inaan Madaxweynaha Xisbi ama Urur kaliya aan ahay.
ββ
Maalinta Berito ah oo Magaalada Garoowe lagu dhaarin doono Wasiirada lamagacaabay ee Maamulka Puntland..
ββ
Shariif wuxuu ka dalbaday baarlamaanka inay ku shaqeeyaan daacadnimo iyo wadaninimo si dalka looga samatabixiyo dhibaatada uu kusoo jiray 20-sano, iyadoo xildhibanadii dhinaa la dhaarin doono berri.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
DH Β· DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
