U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhabbo

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA6 xar
La Mid AhdhabbeMagac Lab
1

Jid ay baabuurta, xoolaha iwm maraan oo cagta lagu bixiyey.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Guddida dhex-dhexaadintu waxay ku dheeraatay dhabbo-dhabbayn, iyo inay dhinac walba kol ama laba ama saddex goor goonni ula kulanto, si ay u ogaato; dareenka dhinac walba ka jira iyo waxa dhinac waliba xal u arko.

”
“

Waxa aad mooddaa in qoraalku si ku talagal ah ugu joogo dhabbo mu’aamaradeed oo xaadhan oo Addis Ababa tan iyo xeebta Berbera isku xidhan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhabbo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan