U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf DHSubg DHA10 xar
1

Wax ebyan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siday xaggaasba wax u dhindhiman yihiin waxna waa ka dhindhiman yihiin, waxaasna waxa aanu qabnaa marka ay hoggaan-dhaqameedku iyo odayaasha beeshu isu wada yimaaddaan ay u hagaagto, wixii hoose ee ka dhimmana ay iyagu dhammaysan doonaan.

”
“

Taas oo keentay in kursiga madaxweynuhu noqdo mid aan lagu nagaan oo marba qof laga tuuro isagoon dhammaysan xilligiisii.

”
“

Warkani wuxuu intaa ku daray in nooca xadhiga dibad-joogu uu yahay in dhallinyarada xukunkaasi ku dhacay haddii ay falal kale ku dhaqaaqaan in si toos ah xorriyadda looga qaadi doono oo xukunkooda ay ku dhammaysan doonaan xadhig.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan