1
U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan.
Ereyada La Xidhiidha
dh. bu'eed. dhanballan-bu'eed m.l Falgal bu'eed oo bu'culus (sida yuraaniyam) ay u kala jabto labo qaybood (maxsuul dhanballan)taas oo sababta bixiinta labo ama saddex niyuutarooniyo xaddi tamar oo u dhiganta faraqa u dhexeeya cufka neg ee niyuutaroonnada iyo maxsuulka dhanballanka iyo cuf neg ee bu'da asalka ah. dhan-dabaggaalle m.l Dhalaal hirar ahbiyo la moodo oo samaysma markakulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhacowirwirdhalanteed
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
kiim.
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
DH · DHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
