U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaymo

Magac Lab/Dheddig
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Marinta dawo meel bugta la mariyo.

2

Dufan weelasha iyo alaabta dusha laga mariyo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabagabadii, waxaan dhamaantiin idiin balan qaadayaa in aan taladiina dhug iyo dhaymo u yeelan doono, aniga oo ku soo dhaweenaya qalbi furan iyo niyad san.

”
“

Hoogi waaye, Cabdi Aadan Qaysaw daawashada dayaxu ma dhibaa mise waa dhaymo?

”
“

Weligeed dhan baa qaawanaa dhidibbadeediiye Xaajadu intay dhow dahay dhaymo leedahaye Shinkeedii markay dhaaftay bay keentay dhabandheebe Dhab-darro uma toosine nabsigu wuu dharaarsadaye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaymo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan