U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dherersan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DHSubg DHE9 xar
1

Wax la dherershay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalalka Jabuuti iyo Eritrea oo daris ah ayaa waxaa dhexmaray dagaal socday muddo dhowr todobaad ah, kaasoo ka dhashay muran ku aadan lahaanshaha buuraja Ras-Dumeyrah oo badda cas ku dherersan, waxaana uga dhintay labada dhinac askar.

”
“

Dalka Mozambique waxa uu kamid yahay wadamada ugu xeebta dheer qaarada Africa waxana dhinaca bari kaga dherersan badwaynta Hidiya (Indian Ocean).

”
“

Xiisado ayaa ka taagan deegaano ay ka mid yihiin Qooqaani, Afmadow iyo Dhoobley oo dhamaantood ku dherersan xadka ay wadaagaan Somalia iyo Kenya, iyadoo dadka iskusoo baxay ay cambaareynayaan xoogaga Islaamiyiinta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dherersan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD