U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhergin

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

.dh dhergi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu Abuu Hureyra ahaa kii aan ka dhergin aragtida iyo eegista Nebiga (scw), wuxuuna odhan jiray: ma aanan arag wax ka qurxoon kana iftiin badan Rasuulka (scw) jeer la maleeyo in ileyska iyo iftiinka qoraxda la dul yeelay wejiga xabiibka Nebiga (scw).

”
“

Dulucdu waxay si toosa innoogu caddaynaysaa inaan warka laga dhergin oo gaajada loo qabaa ka wayn tahay ama ka xanuun badan tahay midda hunguriga loo qabo.

”
“

Akhristayaashayada na soo eegayow eegadan waxaanu idinka dhergin doonaa wararkii aduunyada oo karkaraya, waxaana maanta u subki doona weriye Mr Xisbi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhergin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD