U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhexmarin

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHE9 xar
1

.dh dhexmari.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo aan aad uga warqabay aniga oo ka mid ah beelaha Soomaalida ee reer Hawka ah in labadaas beelood ay ka mid ahaayeen beelaha tirada yar ee deris wadaagta ah ee aan diriri dhexmarin haba yaraatee mudadii ka horraysay burburka Soomalida.

”
“

Had iyo jeer tababarka waanu wada qaadan jirnay, weligayana wax dhibaato ihi nama dhexmarin aniga iyo Crespo."

”
“

Taas oo markhaatiga Telefishanku bixiyay muujiyay inaan xidhiidhba dhexmarin isaga iyo Ashley Cole.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhexmarin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD