U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHI5 xar
La Mid AhdanaqFal Gudbe (1)
1

Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Ka-hortagga dhibaatada abaarta, dufaanada, dabka halista ah iyo dhibaato kasta oo wax u dhimi karta dadweynaha. 5. Daad-guraynta dadweynaha haddii ay aafo dhacdo.

”
“

"Wasiirada soo jeediyay in Xukumada weydiisato Baarlamaanka kalsooni waa kuwo doonaya, in ay bur buriyaan Dowladda, fowdana abuuraan, wax ay u dhimi karan ma jirto Awooda Ra'iisul Wasaaraha"ayuu yiri Xaaji Muuse Suudi Yalaxow.

”
“

Abuu-zubeyr sidoo kale wuxuu kula dardaarmay mas'uuliyiinta Xarrakatul Shabaab ee gobollada Soomaaliya, inay dadka u cadaalad falaan, ayna ka fogaadaan wax walba oo wax u dhimi kara maamulka wanaagsan ee cadaaladda ku dhisan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan