U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aafo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf ASubg AA4 xar
1

Dhibaato weyn oo abaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guud ahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aad u weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Ka-hortagga dhibaatada abaarta, dufaanada, dabka halista ah iyo dhibaato kasta oo wax u dhimi karta dadweynaha. 5. Daad-guraynta dadweynaha haddii ay aafo dhacdo.

”
“

Ka looga baahan yahay inuu difaaco aafo gudeed iyo mid dibadeedba waa ciidanka qaranka iyo ciidamada kale ee nabadgelyada.

”
“

Waase hubaal in aafo wayni ka soo gaadhay markii dawladeenii u soo jeesatay sidii ay hay’adaha Waxaan hubaa in aan hay’addii garsoorku hana qaadin oo maamulku cagta geliyey waana meesha musuq maasuqu biyaha dhegay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aafo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan