U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhowaad

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHO7 xar1 Tusaale
1

Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. 2.

Tusaalooyin

“

Cali labaatan ku dh. buu jiraa.

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Annagoo la dagaalamayna tuugada, waxanu qab-qabanay, sharcigana marinay ku dhowaad 200 oo qof, kuwaasoo lagu helay falal tuugo iyo mukhaadaraad ah, taasoo hoos u dhigtay fal dembiyeedyadii dhici jiray, gaar ahaan caasimadda.

”
“

AMISOM ayaa waxaa Soomaaliya gaar ahan Magaalada Muqdisho ka jooga ku dhowaad 5,kun oo askari oo ka kala socda dalalka Brundi iyo Uganda, kuwaasoo goobo cayiman kaga sugan Magaalada, sida Madaxtooyada, Dekeda iyo Garoonka Diyaaradaha.

”
“

Cudurkan oo bishii tagtay ku dhuftay degmooyinkaasi, ayaa illaa iyo hadda goobaha Caafimaadka ee degmooyinkaasi loo jiifiyay ku dhowaad lix Boqol iyo Lixdan qof, sida ay wararka sheegayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhowaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan