U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tuugo

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TU5 xar
1

Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo.

2

Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda.

3

Koox wax xaddo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Cosobow"waxaan aad uga xumahay in tuugo lagu tilmaamo Ciidamadeyda oo maanta si gardaro ah loogu dilay Suuqbacaad" Taliyaha Ciidamada Deegaanka Col.

”
“

Arinkaan ayaa noqday mid quus ah una eg colku dhac tuugo kuu ciidamisay meel loo cirsadana aysan jirin.

”
“

Dalka Somaliland oo ay ka jirto nabad buuxdaa ayaa noqotay wax lala yaabo gaalada ajaanibka ah oo iyagu dalka u yimaad tuugo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tuugo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan