U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhutin

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHU6 xar
1

.dh dhuti.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhutin muuqata, waa aanu neefku ahayn mid u dhutinaya (laan-gadhaynaya) si muuqata, sida neefka jaban iwm, haddii uu sidaa yahay ma galayo udxiyada.

”
“

Geelle, wuxuu canaantay xisbi ka baxay baarlamaanka, kaasoo uu sheegay in aysan Jabuuti u dhutin doonin, balse ay howlaheeda sii wadan doonto, wuxuuna ku eedeeya hogaamiyaha xisbigaas nin doonaya musuqmaasuq in wax walba lagu wado.

”
“

Qodobka ah dad tiro yar baa igu hadlo, tiro yarideyda weligey lama dhutin waayo dad tayo iyo garasho lagu galladeystay baa igu hadlo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhutin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan