U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dibindaabyo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DI11 xar
1

Waxyeello.

2

Khayaano. dibin-siilka m.dh (-bno ..., m.l) (c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. Laba joog oo faruuryo ah oo kala ah dibnaha waaweyn iyo dibnaha yaryar waxay daboolaan daloolka siilka, daloolka kaadimareenka kintirkana horay bay u leexiyan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Haseyeeshee, iyada oo intaas oo dibindaabyo ah ku kaceen Maamulka Puntland ee samaan-diidka ah oo ujeeddada Cabdillaahi Yuusuf uu ka lahaa ahayd in uu indhaha kaga jeediyo colaad iyo mucaarad xoog leh oo kaga socotay gudaha magaalooyinka Majeerteeniya.

”
“

Waxay u kala qaybsameen laba qaybood. kuwo si buuxda isu garab taagay bulshaddii, iyo kooxda kale oo halganka dhexdiisii iyo ka dibba hawlgalkoodu dibindaabyo ku ahaa bulshadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dibindaabyo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan