U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cudud1

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Xubinta u dhexeysa garabka iyo xusulka.

2

Xoog; awood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hororku waa kii shalay iyo dorraad oo cilmi, cudud, iyo coodba ay u sii kordheen.

”
“

Waxa aan ka cararayaa waa caddaalad darro, waa musuqmaasuq, waa eex, waa tamar darro, waa aqoon la'aan, waa caafimad darro, waa cudud la'aan, waa dal diir iyo ayax u tashaday.

”
“

Waxaannu isku dhex wadnaa waanwaantii iyo in ciidanku cudud wax kaga qabtaan cidda nabadgelyo-darrada wada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cudud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan