Tusaale Dheeraad ah3
Diyaargarow fiican ayay arrinkaa ugu talogashay, cunto macaan iyo caruurtii oo ay u qubaysay oo ay qurxisay si ay si wadajir ah ay ugu qaabilaan aabahoodii ay sida daran u jeclaayeen.
”Mas'uulkan u hadlay DF ayaa sheegay in dowladu ay sameysay diyaargarow ay ku doonayso inay dalka kaga saarto kooxo ajnabi ah oo loosoo kireystay inay dadka waxyeelo u geystaan, balse aysan jirin hay'ad shisheeye ah oo ay soo kiresatay.
”“Maan samayn diyaargarow aan tartanka kaga qaybgalo, laakiin waxaan kaashanayaa wadnahayga iyo saaxiibaday oo aan hagranayn waddankayga,” ayay ku tidhi gabadha orodyahanada ahi.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
D · DI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
