U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doob1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DO4 xar
1

Nin aan weli guursan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadow xalay hurdana maan damcinoo, doob isugu waayay Degtii aan barkiga saaray baa, madaxii loo diidey Daas gogol la ii dhigay miyaa, igu dabayloobey!

”
“

Ras'iisal-wasaaraha cusub Jaroslaw Kaczyski weli waa doob oo xaas ma laha, waxaanu la nool yahay hooyadii dhashay isaga iyo mataankiisa oo ah hadda islaan waayeel ah.

”
“

Dabqaxa Dhirindhireed dooyadii, dalaggu kuu keenay Doob-Cadale iyo kii kaloo, laga dambaysiiyey Warsangeli hashuu kaa didsaday, tani ka diif weyne!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan