U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulli

Magac Lab
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Xaalad dacdarro, dacas, silic iyo sharaf dhacoo cid' ku sugnaato.

2

D. ah: qof liita oo aan wax xun ka xishoon.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sidoo kale xaddiis, uu Imaam Axmed weriyey qaybtiisa ugu dambaysa wuxuu Rasuulku SCW ku yidhi "markaad jihaadka ka tagtaan Alle wuxuu idinku ridayaa dulli, idinkana qaadi maayo ilaa aad diintiinna u noqotaan".

”
β€œ

Inaanu idin badno dulli iyo darxumo si aanu sare ugu qaadno magaca Ilaah.

”
β€œ

Sidoo kale nusuusta islaamku waxay noo sheetay in cisiga islaamku uu ku jiro jihaadka, markii laga tagana uu Ilaahay dulli badayo muslimiinta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan