U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulman

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DU6 xar
1

Wax dulmi lagu sameeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan anigu u xil-saarnaa in aan Raashinka u geeyo Beesha 5-aad(kuwa dulman).

”
“

Saddexda qolo ee aad sheegtay, ninka Raxanweyn ee NPR aad ka dhegaysatay been buu sheegay, balse labada qolo ee kale (Bantu & qolyaha la isir sooco) labaduba waa dulman yihiin. 5+ general bay lahaayeen waxba ka bedeli mayso xuquuqda ka jirta dhulkii.

”
“

. Waa in mudane aad wasarada arimaha dabadu ay soo af jarta meelah ilaa hada ay ka jiran mida kala saarkii sideetimaadki, ( waa wada mada ay ka shaqeeya safaradihii faqashtu isda wadanka pakistan oo aradayda reer somaliland ku dulman tahay).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan