U gudub nuxurka bogga
SABAAD

edbin

Magac Dheddig
Xaraf ESubg ED5 xar
La Mid AhedbiFal Gudbe (2)
1

Qof anshax xun toosin.

2

Asluub fiican cid ku barbaarin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Edbin waxa aanu uga jeednaa in ubadka la baro habkii/qaabkii ay naftooda uga ilaalin lahaayeen anshax kasta oo aan noloshooda iyo mustaqbalkooda u fiicnanayn.

”
“

Waalid badan ayaa maanta aaminsan in aanay edbin karin carruurtooda.

”
“

Erayga Discipline oo Somaaliga ku ah edbin macnihiisa laatiinku waa "barid".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

E · ED

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
edbin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan