Skip to main content
SABAAD

cun

Fal Gudbe (1)
Naxwe-ay, -tay
Xaraf CSubg CU3 xar1 Tusaale
1

Cunto quudasho.

2

Qaniinyo wax ku yeelid.

4

Cid il wax ku yeelid.

1

Cid wax farta ugu fiiqid.

Tusaalooyin

β€œ

Cali in uu subax walba canjeero cuno ayuu u bartay

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-ay, -tay

Xarafka

C Β· CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cun - sawirka la wadaagga

La Wadaag