Tusaalooyin
β
Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa
βTusaale Dheeraad ah3
β
Hase yeeshee, Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo aanu taas weydiinay, waxa uu sheegay in aanu gebi ahaanba jirin ergey Itoobiyaan ah oo Salaadiintaas ugu tegay Burco iyo wax xidhiidh ah oo Itoobiya la samaysay midna.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-go, m.dh
Xarafka
E Β· ER
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
