U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faafi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf FSubg FA5 xar
1

War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saxaafadi ma adoo indha la’ faafi war xunbaa?

”
“

Ma wanaagsana in meheradiisa ama isaga iin loo yeelo ee waxa wanaagsan in lagu hambalyeeyo, ummaddana loo sheego inuu waxtar soo kordhiyay Muuse Xuseen Xasan iyo Abshir Axmed Maxamuud, Hargeysa Saxaafaddu Ma Adoo Indho La’ Faafi War Xun Baa?

”
“

Waqtiyadii hore warku wuu iska faafi jirey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faafi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan