U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hormuud

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.l
Xaraf HSubg HO7 xar
2

Qof xeerbeegti garwadeen u ah.

3

Madax, hogaamiye.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, goolhayaha xulka Jarmalka Oliver Kahn, oo hormuud ka ah guusha waddankiisu ka soo hooyay koobka adduunka ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin kaalinta uu waddankiisu soo gaadhay ee afarta.

”
“

Puntland ayaa sheegtay inay soo afjartay howlgaladii militariga ahaa ee lagu baacsanaayay kooxo hubaysan oo ka tirsan Al Shabaab uuna hormuud ka ahaan jiray Max'ed Siciid Atom ninkasoo sida la rumaysan ka baxsaday guud ahaan gobollada Puntland.

”
“

C/llahi Axmed Ilkajir halka dhanka Issimada SSC ay si wadajir ah u sixiixeen 9-sagaal Issim oo uu hormuud ka yahay Garaad Saleeban Garaad Max'ed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.l

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hormuud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan