U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadeexad

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA8 xar
La Mid AhfadeexoMagac Dheddig
1

Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo dadka si aad ah uga biyo diideen habkan jabhadaysan ee xukuumaddu u socoto oo dad badan u arkaan mid fadeexad ku ah maamulka dowliga ah.

”
“

“Arrintaa waan maqlay, maantaa (Shalay) la ii sheegay, waana arrin fadeexad ku ah hay’addii bixisay deeqda, haddii ay jirto,’ ayuu yidhi Nuux.

”
“

Fadeexad Hor leh. August 13, 2012 9:59 am GMT - Written by PP - Edited by PP Madaxweynaha Soomaaliya ayaa siiyay Nin Burcad-Badeed ah, Passport Diplomacy ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadeexad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan