U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadeexo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afar fadeexo ayaa dilay ama sharci darro ka dhigay DFKMQ-J.

”
“

"Axmed Diiriye, wuxuu ku xiran yahay si sharci-darro ah, haddii aan la soo daynna ay taasi ku keenayso Dowladda Somalia ceeb iyo fadeexo aysan ka waaqsan" ayuu yiri Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay xarigga Axmed Diiriye.

”
“

Inkastooy Maraykanka imanayso, halkii ay Reer Galbeedka ka degtana aysan muhiim ahayn, haddana waxaa la odhan karaa Ayaan inkaartii Muslimiinta iyo cuqubaday galabsatay ayaa soo riday oo waxaas oo fadeexo ah u keentay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadeexo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan