U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadhiid

Magac Lab
Xaraf FSubg FA7 xar
1

.kh F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dowladii Sharma'arke ayuu sheegay inay ahayd in xilka laga qaado isagoo sheegay inay ku guuldareysatay howlihii loo xilsaaray inay qabato, wuxuuna sheegay inay ahayd dowlad fadhiid ah.

”
“

“Dawladda Maanta Joogtaa waa Fadhiid, Xisbiyada Mucaaridkuna Way Gabeen Kaalintoodii” London (Jam)- Mr.

”
“

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ayaa ahayd intii Puntland dhisneyd hay'ad iska fadhiid ah balse waxa iminka rajo weyn laga muujinayaa dadaalada Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Abwaan Yuusuf Maxamed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadhiid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan