U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faqri1

Magac Lab
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Hanti la'aan.

2

F. ah: qof aan hanti lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ismaaciil Jimcaale ee xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed dalkooda aanu faqiir ahayn, balse waxa uu sheegay inay Soomaalida faqri ka tahay nabadda.

”
“

Ciil naftu kaagama booddo, waa dhaqaalle la’aan iyo faqri daba dheeraaday waxa isku diray labadeedii waallid ee ay iyaga uun ifka ka eeganaysay.

”
“

Waxaa lagu kala soocayaa gabdhahaas in ay ahaadaan gabdho aan awoodin in ay iska bixiyaan fiiga iskuulka, faqri ah, sabool ah, agoon ah, rajo ah IWM.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faqri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan