U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faraq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.

2

Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa jira faraq wayn oo u dhaxeeya codsiga ciyaartoyga iyo awoodayada dalab ahaaneed.

”
“

Ma jiro wax faraq ah oo sidaas u sii weyn oo u dhexeeya jaamacaddaha iyo kulliyaddaha.

”
“

Aan soo qaadano maalintii xilka loo dhiibay,doorashooyinkii degaamada iyo tii madaxweynenimada waxaa u dhexeeya faraq weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faraq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan