U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fariin

Magac Lab
Xaraf FSubg FA6 xar
1

Qalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo ama hakiyo socodka baabuurka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ururka SAHAN wuxuu aaminsanyahay inay UDUB noqotay garsoorkii dalka, warsaxaafadeedkaasina ahaa fariin loo diray gudida doorashooyinka, iyo maxkamadda dastuuriga si ay dedafeeyaan xeerka doorashooyinka.

”
β€œ

"Qoraalka Sheekh Aadan Madoob waxaa ku qornaa in codka kalsoonida ah ee loo qaaday xukuumada uu ahaado mid qarsoodi ah, balse laga dhigay gacan-taag kadib markii uu fariin ka helay Ra'iisul wasaare Nuur Cadde" ayuu yiri Xildhibaan Caraale.

”
β€œ

Ra'iisul wasaaraha ayaa sidoo kale fariin taas la mid ah u diray ciidamada DKMG ah isagoo ka dalbaday inay ku jiraan difaacyada ayna u dhintaan dalkooda iyo dadkooda, wuxuuna sheegay inaan laga hagran doonin wax walba oo ay u baahan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F Β· FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fariin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan