U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firfir1

Magac Lab
Xaraf FSubg FI6 xar
1

Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya.

2

F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay.

3

Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Samaroon wuxu ka liicayaa, dhanka Maxad Zaak laakiin mudaadan UGU danbaysa waxa la arkaa in ay ka firfir coonyahiin sidii hore!

”
“

Wuxuu farxad iyo firfir- cooni dareemaa marka uu eedaysane gacanta ku dhigo, siiba haddii uu yahay qof madow ah ama ajnabi aan afka waddanka si fiican ugu hadlayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firfir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan