5
Daaq. 6.
Ereyada La Xidhiidha
foofid. ld soof.1 d) Maadaama af-soomaaliguqoraal ahaanaanu weli si fiican u wada midoobinwaxaa ku badan ereyo isku mid ahlaakiin soomaalida ku kala nool gobollada qaarkood ay ugu dhawaaqaan amaba u qoraan siyaabo yara kal duwan. Haddaba si aan cidna loogu eexanin waxaan isku daynay inaan ku qorno qaamuuska kuwa adeegsigooda aadka ugu badanyihiinsida kuwa soo socda oo laba qaab loo adeegsado: tabar tamar XI baratami quraanyo tallaabo dhifasho dhacaan necbaan ningax siyaaso dayuuro iwm bedertami quraanjo tillaabo dhufasho dheecaan nebcaan lingax siyaasad diyaarad Ereyadan kor ku xusanoo mid waliba leh mid la mid ahiyo wixii la halmaalaba waa la qoraymid baase la micneeyeymidka kalena waxaa keliya oo horiisa lagu qoray ld . iyo ereyga kale ee la micneeyey oo loola danleeyahay "micnihiisa ka raadi ereygaa kale ee la midka ah". Tus
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
la mid ah
Xarafka
F · FO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
