U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dareemo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Caws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Laba keliya haddaan ka xusno, waxaan oran karnaa nabad uu dugsado, awood uu dareemo, iyo itaal uu isbido uga ma horrayn maalintuu qofku dabka hantay ee dhimbiishiisa belbeliyey, iyo maalintuu birta tuntay ee ugaarsiga xawayaanka kale u foof tegay.

”
β€œ

Qeybahani maalmihii lasoo dhaafey ku kulansanaa Magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegeen iney diyaariyeen Qorshayaal cusub oo looga hortagayo amni darrada gaar ahaan haddii magaalooyinka Puntland laga dareemo waxyaabo nabadgelyada wax u dhimi kara.

”
β€œ

Magaalada Muqdisho Saaka waxaa aad u yar socodka Gaadiidka Bl-ka iyo kuwa kale ee raaxada waxaana dadku bilaabeen in qaarkood ay u Qaxaan Xaafado ay markii hore kasoo barakeceen,iyadoo aad moodo hadba meeshii Deganaan laga dareemo in Dadku u cararayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

3

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dareemo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan