U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaajaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Wax gaajo hayso ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anoo karhayay oohintii ilmaha gaajaysan, waagii markuu beryey waxaan kula taliyey inay isii sugto oo aan cid doono illaa ma lugayn kartee.

”
“

Waxaana ku gabagabayn lahaa inaan mar walba fiirin kaliya wiilka gaajaysan ee dhagaxa loosoo dhiibay, laakin aan fiirino wiilka iyo ninka wayn ee wiilka dhagaxa usoo dhiibay, anagoo isla mar ahaantaana tabarteena ka talaabsanayn, Rabbina tala saaranayna.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaajaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan