U gudub nuxurka bogga
SABAAD

anoo

Magacuyaal Ebyoon
Xaraf ASubg AN4 xar
1

Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani' iyo 'oo'. anoofeles

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Godob iyo hanaayo iyo eed la igu haaraamo, adyadiyo habaarkiyo gefkaan, Imikana anoo haqab la’aan, idinku haasaawin.

”
β€œ

Filimkii Diktoorku suu iigu socdey ayaan mar qura is-arkay anoo hor taagan aqalkii aan qadada ku lahaa.

”
β€œ

Taas oo ay iigu wacan tahay anoo badanaa dadka kala kulma yaab iyo yaxyax wejigooda ka muuqda markaan u sheego inaan gabyaa ahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Ebyoon (mu.eb)

Xarafka

A Β· AN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
anoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan