U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaamur

Fal Magu (1)
Naxwe-ray, -rtay
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Aad u xoogaysi (nafley).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaamur ( ingiriis : Tar) waa waa dareere jaamud ah oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, midabkiisu madoow yahay, ka samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.

”
“

Laakiin marka uu qaan-gaadh noqdo ama uu weynaado waxa uu maraa marxaladaha kala ah: Doob, doob-gaamur, gadh-madoobe, oday IWM.

”
“

Waxaana soo baxa shidaalka gasoline (petrol), kerosene, Naafto, Gaaska faysnuska lagu shido, gaamur ilaa laga gaadho asphalt iyo kimikooyink kale oo laga sameeyo bacaha iyo sheyo kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-ray, -rtay

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaamur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan