U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tar1

Magac Lab
Xaraf TSubg TA3 xar
1

Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mar horena waan ku iri: waxaad yeeshaa ciddii aad caqli iyo cilmi ku siyaadin kartid wax tar, laakiin isaga aamus arrimahan kale ee waaweyn.

”
“

Aan mid Waxaa loo wakiishay in ay waddo cad kala mariyaan xisbiyaddii tar tamayey.

”
“

Marka la eego aqoonsiga Somaliland qiimaha wax-tar ee uu u yeelan karo malaayiin qof oo u dhashay Somaliland, iyo tiro kale oo dad ah, oo iyaguna si dadban ugu tiirsan nidaamka ka jira Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan