U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabayaa

Magac Lab
Xaraf GSubg GA7 xar
La Mid AhgabyaaMagac Lab
1

Nin hal-abuurka maansada yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xilligii uu Akademiyada ka tirsanaa, gabayaa keliya ma uu ahayne, wuxuu ku jirey hawlwadeennada maansadii hore ururin jirey ee odayadii da'da ahaa ka qori jirey.

”
“

Sidoo kale waxaa si xikmad badan arintaa gabay ahaan ugu cabbiray Cabdullaahi Badel Cabdi Qamaan oo ah gabayaa isu geystay hal-abuur hodan ah iyo falsafad culus.

”
“

Waxaa kale oo Idaajaa jecelyahay aadna u sharaxaa (sida laga dheehan karo faallooyinkiisa) gabayadii Cali Dhuux Aadan Goroyo, oo ahaa gabayaa Soomaaliyeed oo noolaa waqtigii Daraawiishta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabayaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan