U gudub nuxurka bogga
SABAAD

galti

Magac Lab
Naxwegalti/-iyo, m.dh
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoon.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Galti waxaa loogu yiri jirey jilibyadii Surre iyo Mareexaan ee ka soo hayaamay dhulka Waqooyi iyo Bari ee Soomaaliya.

”
“

Horaantii qarnigii 19aad waxaa jirey labo deegaan oo la kala yiraah Galti iyo Reer Guri.

”
“

Joogitaanka ciidan yar wuu hakiyey weerarada ilaa xad, hase yeeshee arintu waa dhaqan soomaaliyeed, oo haddii Galti aan la siin cashar adag durba dib ayey u bilaabayaan dhaca iyo boobka si xawli markii ciidanku dib u laabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

galti/-iyo, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
galti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD