U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goosato1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GO7 xar
1

Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya.

2

Cambaarmadow.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saddexda kooxood ee Isbaanishka ee Barcelona, Deportivo iyo Real Madrid, ayaa dhammaantood laga badiyay kulamadii toddobaadkii hore, sidaa darteed waxay mid waliba u baahan tahay inay aar-goosato si aanay uga hadhin wareega kama dambaysta ah (semifinals).

”
“

Kiinya waxay maanta u hanqal taageysaa inay dhinac u goosato qeyb la mid ah badweynta Soomaaliya.

”
“

"Somaliland waa inay shirkaasi kasoo qeyb gashaa, mana aha baryo oo ee waa arin iyada u muhiim ah, isla markaana ay shirka ka sheegtaa waxa ay tabaneyso iyo waxa ku kalifay inay Somalia oo xiligaan nabad ah ka goosato," ayuu yiri Buubaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goosato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan