U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gowraco

Fal Gudbe (3)
Naxwe-cday, -catay
Xaraf GSubg GO7 xar
1

Neef gowrac ku xalaalaysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isgoyska Howl-Wadaag ayaa ah goobta ugu dhibatada badan magaalada Muqdisho iyadoo halkaasina ay noqotay kawaanka lagu gowraco askarta ciidamada dowladda.

”
“

Sheekh Cali Maxamed Xuseen Guddoomiyaha maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee gobolka Banaadir oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa sheegay inay ugu talogaleen Kawaankaasi in lagu gowraco xoolaha ganacsiga ah iyo kuwa aan ganacsiga ahayn.

”
“

Waxaa jira warar sheegaya in deegaanadaasi ay ku sugan yihiin xubno ka tirsan maxkamaddaha Islaamka kuwaasi oo maliishiyooyin taageersan rabshadaha ka wadaan, iyadoo wadadaasi noqotay wado lagu gowraco askarta Dowladda iyo kuwa Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-cday, -catay

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gowraco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan