U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gudban1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU6 xar
1

Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta.

2

Naag madax adag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka u hadlay burcadbadeeda ayaa sheegay in yihiin muwaadiniin ilaalinaya xeebaha Somalia, si ay uga hortagaan maraakiibta sida sharci-darada ah kaga kaluumeysta, isagoo iska fogeeyay eedda ah inay yihiin kuwo ku gudban jirtaanka Somalia.

”
“

Hiiraale iyo maleeshiyadiisii ayay u surogashay inay si dirqi ah kaga gudban Gobolka J/hoose, iyadoo dagaalkii ugu khasaaraha badnaa uu ka dhacay deegaanno u dhexeeya Qooqaani iyo Afmadow.

”
“

Waxaa hadda laga helay noocyo kala duwan oo ka bilowda adag ka, sida budada shukulaatada, iyo ulihiisa gudban, ukunta iyo macmacaanka, iyo dareere ah sida caanaha shukulaatada ama shukulaatada kulul.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gudban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan