U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dirqi1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Khasab.

2

Si dhib leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca kale, Brazil, oo dirqi ugu soo gudubtay kaqaybgalka koobka adduunka kamay mid ahayn waddamada loo saadaalinayay koobka adduunka.

”
“

Si kastaba ha ahaatee, dalkan oo balwadan oo kale ay ugu dambaysay dhawr iyo sodon sano ka hor, taas oo loo baxshay "Food qasaaray", ayaa tan doraad dhacdayna loo baxshay "Food Mirqaan", inkasta oo dadka qaar ugu yeedheen "Doorasho dirqi".

”
“

Xaaladda nololeed ee tuuladu waa mid aad u liidata, yar iyo waynna waxaa loo noolyahay si dirqi ah oo aan nolosha dugaagga wax badan dhaamin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fk

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dirqi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan