U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadaaq1

Magac Lab
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Hadal aan la garanayn oo carruurta aan hadalbaran ku dhawaaqdo marka ay ciyaarayaan.

2

Hadal aan micno lahayn. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa hadal-tiro iyo hadaaq madhan midnimo “muqaddas ahi”!

”
“

Dhinaca kale waxa aanu usoo jeedinaynaa xukuumada somaliland in ay jawaab kulul ka bixiso hadaaq kasta oo ka soo baxa afka kooxda carta iyo wixii la hal maalaba taas oo noqotay mid soo noqnoqonaysa dhawaanahan dambe.

”
“

Hanaqaadkii inammadaas ka dib, ayay hooyadaasi ku keliyeysanaysaa oo inammadii kaga dhaqaaqayaan halkii ay ku soo hadal iyo hadaaq bartay, rugtii ay ku soo ababisey ee ku soo korisey.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan