U gudub nuxurka bogga
SABAAD

madhan

Magac Dheddig
Naxwefiis.
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhulkii Somaliland Oo Hadlay Ka i daadaheeyee danahayga wada iyo Ka i daalinaayeen danbiyada iga galay Dal madhan in aan ahay.

”
β€œ

Valencia waxay kaga guulaysatay tartankan Eto’o kooxaha ay ka mid yihiin; Manchester United, Liverpool, Marseille, Lyon iyo Parma oo la hoyday gacmo madhan.

”
β€œ

Xukuumadda waxaanu leenahay nimankaa adhiga alagu haysto ee aad leedihiin annaga wax wad-wadayna, nimankaa ilaa 1988 haanbaa loo lulayey madhan oo waxa la leeyahay bal inta ictircaaf la helayo ee ha moodina niman meesha wax ku qaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fiis.

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
madhan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan