1
Ishtiraakiya; hantiwadaag.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxan xasuustaa annagoo arday ah intaannu derbiga Xalane ka dhacno u lugayn jirnay ilaa Hawlwadaag iyo Hodan, iyadoo bela laga baqaa jirin.
ββ
Dhammaan Dhismayaasha ku hareeraysan Waddadaas ee ka kala tirsan Degmooyinka waaberi, Hodan iyo Hawlwadaag sidii Shabaqa oo kale ayay xabbaduhu u doleeliyeen.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
H Β· HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
