Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Midab madow-dhalaal ah; hurre.
Siduu ku soo waramay Weriyahayaga Gobolka Saaxil C/raxmaan X. Daahir, Maxkamaddu waxay go’aankeeda ku dhawaaqday, kadib markii la cadeeyayay inuu Cabdi Haybe Cayn-gal, si badheedh ah dhagax ugu dilay Marxuum Xasan Jaamac April 4, 2002.
Sidaas ayay warkoodii ku dhammaysteen Jamaal iyo Haybe.
Haybe: Anigu mid aynaan hore marna u gelin ma soo jeediyaa aynu caweyska caawa isku dhaafinno e? Cunaaye: Haaye, soo daa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
H · HA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag