U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sharraxan

Fal Magu (4)
Naxwe-xnaa, -xnayd
Xaraf SHSubg SHA9 xar
1

Meel wax qalab lagu qurxiyey ahaansho.

2

Cid doorasho u magacaaban ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ragga la filayo in ay sharraxan yihiin iyo masuuliyiin kale oo aanu wax ka weydiinayna way ka gaabsadeen, iyaga oo ku riixay Madaxweynaha oo isagu soo magacaabaya Madaxweyne Ku-xigeenka.

”
“

Last Modified: Sun 24th Jun,2012 Wararkii Jamhuuriya ee Maanta 12.6. 2012 Ururka WADDANI oo Shaaciyey Xubnaha Doorashada Degaannada uga Sharraxan Oodweyne, Hargeysa iyo Burc.

”
“

Shir qaybaha kala duwan ee beeshaasi ku yeesheen shalay hudheelka Barwaaqo ee magaalada Burco, ayaa lagaga dhawaaqay in Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) uu uga qaybgali doono golaha degaanka ee Burco, kana sharraxan yahay xisbul-xaakimka KULMIYE.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-xnaa, -xnayd

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sharraxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan