U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qarxo

Fal Magu (3)
Naxwe-xaday, -xatay
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Wax qarax sameyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kale oo jira warar kale oo tibaaxaya inay jiraan fadeexado door ah oo huursan, lagana baqe qabo inuu eelkoodu jeer dambe qar-qarxo.

”
“

Waxa cabsi laga qabaa in dagaal mar kale magaalada ka qarxo iyada oo ciidamadii shalay magaalada ka baxey ay haatan isu diyarinayaan weerar cusub hub.

”
“

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay inay ku wajahan yihin sacaadaha so socda Degmada Bardaale iyo Dagaal laga cabsi qabo inuu ka qarxo Deegaankaasi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-xaday, -xatay

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qarxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan